Yaparim bilirsin [Somali translation]

Songs   2024-05-07 07:28:31

Yaparim bilirsin [Somali translation]

Masaafadu ma caqabad baa marka wadada caashaqa la hayo?

Annagoo bilaa sabab ah in aan kala tagno may istaahishaa?

Waan kula soo galay wadada jaceylka farxadda

Waan ku soo helayaa xitaa haddii buuraha dhakadooda aad u baxsato

Mucaashiqiinta way fahmayaan xaaladaheygoo dhan iyo in aan ku jeclahay

La'aanteey adduunka kugu siideyn maayo

Kuwa cidlada ku sugan way fahmayaan xaaladaheygoo dhan iyo in aan ku jeclahay

Nolosheyda sinna kaaga tagi maayo adiga

Waad ogtahay in aan sameynayo

Waan waalanahay, weliba si daran baan u waalanahay (waan fududaaday)

Rooma xita xitaa waan gubayaa anigu

Waan ku soo helayaa adigana markale waan ku soo helayaa

Waxaan markale noqonayaa midaadii (gacalisadaadii) waan noqonayaa noqonayaa

See more
Ebru Gündeş more
  • country:Turkey
  • Languages:Turkish
  • Genre:Pop-Folk
  • Official site:http://www.ebrugundes.com.tr/
  • Wiki:http://en.wikipedia.org/wiki/Ebru_G%C3%BCnde%C5%9F
Ebru Gündeş Lyrics more
Ebru Gündeş Featuring Lyrics more
Ebru Gündeş Also Performed Pyrics more
Excellent Songs recommendation
Popular Songs
Copyright 2023-2024 - www.lyricf.com All Rights Reserved