sen allahin bir lutfusun [Somali translation]

Songs   2024-05-09 19:13:44

sen allahin bir lutfusun [Somali translation]

Mid (Ka Mid Ah) Eebbe Galladihiisa Baad Tahay

Indhaheyga nuurkooda baad tahay

Ruuxii dhaayaha ku saaraa wuu reysan (shifo iyo caafimaad buu eegmadaada ka heli)

Kaalay qalbigeygu ha reystee (adiga dawo aad u noqotidee)

Ruuxii ku jeclaada caashaq baa heli

Kaalay haddaa qalbigeygu caashaq sanka ha ka keenee (ha ka dhargee)

Waan ogahay qalbigaagan aniguu i rabaa, haddaba muxuu cid u miciinta u sugayaa?

Kaalay hee i tus wejigaaga dhoolacadeynaya

Halkan mid qariib ah baa adigu ku sugaya

Kaalay oo farax gali qariibkan (miskiinkan)

Kaalay oo ha murjin miskiinkan (qariibkan)

See more
Ebru Gündeş more
  • country:Turkey
  • Languages:Turkish
  • Genre:Pop-Folk
  • Official site:http://www.ebrugundes.com.tr/
  • Wiki:http://en.wikipedia.org/wiki/Ebru_G%C3%BCnde%C5%9F
Ebru Gündeş Lyrics more
Ebru Gündeş Featuring Lyrics more
Ebru Gündeş Also Performed Pyrics more
Excellent Songs recommendation
Popular Songs
Copyright 2023-2024 - www.lyricf.com All Rights Reserved