Vaziyetler [Somali translation]

Songs   2024-05-10 16:55:16

Vaziyetler [Somali translation]

Xaaladahaani kuwa kheyr wada mahan

oo anna waan joogsaday waana fikiray

Maxuu marka rafaadku aniga ii soo doontay?

Xageen ku soo tuuray (kaga soo tagay) caqligeyga?

Waan carooday kadibna waan is dajiyey

Nolosha way gaaban tahay wadaduna way si lama filaan ah bay u dheer tahay

Kuwii garanayeyna (wadada) waan la tashaday

Dhib iyo dheef toonna kalama kulmin

Alla, markale miyey dhacday?

Wuu socdaa oo weli sidii laga rabay ma noqonin rafaadkani

Weli muusan dhicin

Madaxa balaayo haddey kuugu xiran tahay mar walba

Ahee waaba caqabad iyo haddaad sii rafaadeysana

Haddaad faraxsan tahay waa hagaagsan

Haddii aadan heesaha isku maaweylineynin

  • Artist:Sıla
  • Album:Yeni Ay
See more
Sıla more
  • country:Turkey
  • Languages:Turkish
  • Genre:Jazz, Pop, Pop-Folk, Electropop
  • Official site:http://silagencoglu.com.tr/
  • Wiki:http://en.wikipedia.org/wiki/S%C4%B1la_Gen%C3%A7o%C4%9Flu
Sıla Lyrics more
Sıla Featuring Lyrics more
Sıla Also Performed Pyrics more
Excellent Songs recommendation
Popular Songs
Copyright 2023-2024 - www.lyricf.com All Rights Reserved