Bırak Sende Kaybolayım [Somali translation]

Songs   2024-05-11 19:48:15

Bırak Sende Kaybolayım [Somali translation]

Cishqigu waa shimbir wareersan

Marmarka aad rabtana ma qaban kartid

Kala baalashaada

Ka sootag waxaad ka cabsaneyso, meeshooda ha joogaane

Aniga iyo adiga aan isu harno abid

Subax kasta haddii aan agtaada ka soo toosi lahaa

Indhahaaga aan u noqdo iftiinka qaboow

Cimrigaaga iyo cimrigeygana baan isku xirxiray

Ka soo tag waxaad ka cabsaneyso, meeshooda ha joogaane

Sheeko xariirtaan farxad bay leedahay

Haddii aad aaminto waad ka dhex heleysaa

Aniga i qabso, Alla ha baqin dee

Sheeko xariirtaan farxad baa ilaa dhamaadka ku jirta

Adigana mustaqbalkeyga baa kugu jira

I aamin, Alla ha baqin dee

See more
Toygar Işıklı more
  • country:Turkey
  • Languages:Turkish
  • Genre:Pop, Pop-Rock
  • Official site:http://www.toygarisikli.com
  • Wiki:http://tr.wikipedia.org/wiki/Toygar_I%C5%9F%C4%B1kl%C4%B1
Toygar Işıklı Lyrics more
Toygar Işıklı Featuring Lyrics more
Toygar Işıklı Also Performed Pyrics more
Excellent Songs recommendation
Popular Songs
Copyright 2023-2024 - www.lyricf.com All Rights Reserved